Barashada baali-nololeed
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(taar.) Cilmiga ku saabsan nolosha dhulka dushiisa waqtigii hore, taasoo aan ku ogaanayno barashada lafihii hore.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barashada baali-nololeed ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg