Barashada foosillada
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:(taar.) Sayniska ku taxalluqa noolaha ciribgo'ay, asalkiisa ha ahaado dhir ama xayawaan, oo la helo haraagoodii oo ku aasan dhadhaabaha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barashada foosillada ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg