Barashada lakabyada dhulka

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(ama jiyoolojiyada da'dhagaxeedka) (juqr.) Qayb juqraafiga ka mid ah oo wax ka sheegta siday isugu xigtay da'dii dhadhaabuhu sameysmeen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barashada lakabyada dhulka


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg