bardaq
(m.l)Qof buuran oo jir jilicsan leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bardaq ↴
bardaqsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Bardaq ahaansho (qof).
bardaqsanaan [m.f.dh]
eeg bardaqsan. ld bardaqsanaansho.
bardaqsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bardaqsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg