bardootan
(m.l)

ld bardoodan¹.

bardootan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

ld bardooddan².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bardootan

bardooddamid [m.f.dh]
eeg bardooddan². ld bardooddan¹, bardootamid, bardootan¹.

bardooddan [m.l]
1. bardootan 1. Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo. 2. ld bardooddamid.

bardooddan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay; -ami)
Ciyaar farakacayaar legdin iyo is ceyrsi leh ku maararroobid. ld bardootan².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg