Bariggooyo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

B. ah: 1. Neef ida ah oo qof dhaawac ah in lagu baaniyo loo qalo. 2. Hanti la siiyo qof la dhaawacay qaansimidda ka hor.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bariggooyo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg