Barijugle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Dhicidda qof barida si xoog leh dhulka ugu dhufto. ld barijugleyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barijugle ↴
barijuglee | barijugley | barijugleyn | saljigle |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg