Baritaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Xoogga lagu taakuleeyo, qof meel sare oo aan sallaan lahayn fuulaya.

Baritaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Qof si uu u fuulo meel sare aan sallaan lahayn xoog taakuleeya siin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baritaar


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg