barjee
(Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2) (-jeeyay, -jaysay)1. (f.g) Galmoo. 2. (f.mg) Meel goglan oo barkimooyin lagu tiirsado leh jaad ku cunid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barjee ↴
barjayn [m.f.dh]
eeg barjee.
dhabarjeedi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Cararid. 2. Cid wax u diidid.
dhabarjeedin [m.f.dh]
eeg dhabarjeedi. ld dhabarjeedis.
dhabarjeedis [m.l]
ld dhabarjeedin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg