barkadhac
(m.l)Muruq dadka luqunta ka gala marka barkinta si xun u barkadaan. ld barkindhac¹.
barkadhac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -dhici)Barkin si xun ugu seexasho. ld barkindhac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barkadhac ↴
barbarkadhac [m.l]
ld barbardhicid.
barkadhicid [m.f.dh]
eeg barkadhac². ld barkindhicid.
barkindhac [m.l]
ld barkadhac¹.
barkindhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
ld barkadhac².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg