barkindhac
(m.l)ld barkadhac¹.
barkindhac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)ld barkadhac².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barkindhac ↴
barkadhac [m.l]
Muruq dadka luqunta ka gala marka barkinta si xun u barkadaan. ld barkindhac¹.
barkadhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -dhici)
Barkin si xun ugu seexasho. ld barkindhac².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg