barooro
(m.dh)1. Quwaaxa masaggada marka uu curdanka yahay ee aan la cuni karin. 2. Meseggo aan sabuulkeedii ku bislaan.
barooro
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-rtay, -ratay)Haweeney dhibaato ay la kulantay awgeed, qaylo dheer oo cataw iyo ilmo leh samayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barooro ↴
baroorasho [m.f.dh]
eeg barooro. ld baroorad.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg