baroorsi
(m.l)ld baroorsasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baroorsi ↴
baroori [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Ka b.: qof baroor ka keenid. 2. Meseggo aan geedkii ku bislaan goyn. ld baroorsii.
baroorin [m.f.dh]
eeg baroori. ld baroorsiin.
baroorsasho [m.f.dh]
eeg baroorso. ld baroorsi.
baroorsii [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iiyay, -iisay)
ld baroori.
baroorsiin [m.dh]
ld baroorin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg