Barqo-kulul

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Waqtiga duhurka ka horreya oo cadceeddu aad u kulushahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barqo-kulul


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg