barraah
(m.l)

Caws dhuudhuuban ee uu soo saaro roobka ugu horreeya ee da'a.

barraah
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-hay, -hday)

Dhul roobkii ugu horreeyey ku da'ay caws dhuudhuuban ka soo bixid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barraah ↴

barraahid [m.f.dh]
eeg barraah².

barraahsad [m.l]
ld barraahsasho.

barraahsasho [m.f.dh]
eeg barraahso. ld barraahsad, barraahsi, barraaqsad, barraaqsasho.

barraahsi [m.l]
ld barraahsasho..

barraahso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
In muddo ah si caajisnimo ku jirto oo macno la'aan ah meel u fadhiisasho. ld barraaqso.

barraaqsad [m.l]
ld barraahsasho.

barraaqsasho [m.dh]
ld barraahsasho.

barraaqsi [m.l]
ld barraahsasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg