barraahso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)In muddo ah si caajisnimo ku jirto oo macno la'aan ah meel u fadhiisasho. ld barraaqso.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barraahso ↴
barraahsasho [m.f.dh]
eeg barraahso. ld barraahsad, barraahsi, barraaqsad, barraaqsasho.
barraaqso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
ld barraahso.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg