Barraajis

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Geed caleemo balballaaran iyo miro la cuno leh oo dhulka ku faafa. 2. Geed dhulka ku faafa,leh laamo dhaadheer oo jilicsan, caleemo balballaaran oo khudrad ahaan loo cuno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barraajis


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg