Barraaq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

In muddo ah si macna la'aan meel u fadhiyid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barraaq

barraahsasho | barraahso | barraaqdo | barraaqid | barraaqsad | barraaqsasho | barraaqsi | barraaqso | biijo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg