Barrad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xarig ka mid ah xargaha waaweyn ee doonyaha. 2. Dakhalka meesha ugu sarreysa ee uu farmaanku ugu xiranyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barrad ↴
barbarradhac | barbarradhac | barbarradhicid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg