Barriiqo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)Raadka uu wax sabiibixday dhulka ku reebo.
Barriiqo
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)Ku b.: wax meel sibiibix ah ku sidbasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barriiqo ↴
barriiqasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg