bartiree
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-reeyay, -reysay)Ciyaar turub iyadoo la hayo ka hor degid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bartiree ↴
bartireyn [m.f.dh]
eeg bartiree.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg