Bartiyaqaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qof hantidiisa ama camalkiisa ku dheggan oo aan sida ku habboon uga faa'idaysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bartiyaqaan

bartiyaqaannimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg