barxad
(m.l)ld barxasho.
barxad
(m.dh) (-do, m.l)1. Goob bannaan oo dhismayaal hareeraha ka jiraan. 2. Cad dhulka ah, yar oo bannaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barxad ↴
barxasho [m.f.dh]
eeg barxo. ld barxad¹.
daarad [m.dh] (-do, m.l)
1. Qolka fadhiga ee guriga. 2. Barxadda guriga hortiisa ku taal.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg