Baryood

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cunto bariday. 2. Ciir aad u dhannaan oo aan la cabbi karin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baryood

khaayis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg