Basal

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

Khudrad ur silloon oo dhadhan kulul, caleemo dhuudhuuban oo dhaadheer iyo buruq kuusan leh oo la cuno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga basal

basalt | bejiyo | siima | suubasalaax | suubasalaaxid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg