basarxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)Qof aan basar wacan lahayn ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh basarxun ↴
basarxumaan [m.f.dh]
eeg basarxun. ld basarxumaansho, basarxumi, basarxumo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg