bashaash
(m.l) (-shyo, m.dh)B. ah: nin bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bashaash ↴
baaxeer [m.l] (-rro, m.dh)
Qof bashaash ah.
bashaashad [m.dh] (-do, m.l)
B. ah: qof haween ah, bulshey ah oo had iyo goor weji iyo laab furan.
bashaashnimo [m.dh]
Bashaash ahaansho.
furfuran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
1. Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof). 2. Wax xubnihii uu isugu jirey la kala bixiyey ahaansho. 3. Tolmo wax duntii isu haysey furatay ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg