Bashaqle
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.l/dh)(bot.) Nooc dhirta ka mid ah, oo jirriddooda, caleemahooda iyo jidhahoodaba dheecaan ka buuxo. B.uhu waa dhir aad u jilicsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bashaqle ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg