bashiican
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cmay, -cantay; -cmi)Wax la bashiiciyey noqosho. ld bishiican.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bashiican ↴
bashiicmid [m.f.dh]
eeg bashiican. ld bishiicmid.
bishiican [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cmay, -cantay; -cmi)
ld bashiican.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg