bashiicsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la bashiiciyey ahaansho (albaab iwm). ld bishiicsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bashiicsan

bashiicsanaan [m.f.dh]
eeg bashiicsan. ld bashiicsanaansho, bishiicsanaan, bishiicsanaansho.

bashiicsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bashiicsanaan.

bishiicsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld bashiicsan.

bishiicsanaan [m.dh]
ld bashiicsanan.

bishiicsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld bashiicsanaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg