bashiishad
(m.l)1. Neef la rabay in la ogaado kolkuu dhalayo, oo cidla ku dhala. 2. Arrin aan sidii la rabay noqon oo aan lagu liibaanin. 3. ld bashiishasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bashiishad ↴
bashiishasho [m.f.dh]
eeg bashiisho. ld bashiishad (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg