bastoolad
(m.dh) (-do, m.l)

Hubka fudud nooc ka mid ah, xabbado ka dhacaan, jeebka lagu qaadan karo oo gacanta laga rido. ld baastoolad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bastoolad

baastoolad [m.dh]
ld bastoolad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg