bataato
(m.dh)Geed qudaarta la beerto ka mid ah oo leh bari macaan oo la cuno marka la karsho. ld baradho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bataato ↴
baradho [m.dh]
ld bataato.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg