batacsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

ld butucsan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh batacsan

batacsanaan [m.dh]
ld butucsanaan.

batacsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld butucsanaan.

butucsan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Wax butuc ah ahaansho (qof). ld batacsan.

butucsanaan [m.f.dh]
eeg butucsan. ld batacsanaan, batacsanaansho, butucsan-aansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg