batraan
(m.l) (-nno, m.dh)Kibir badan; islaweyni.
batraan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)Kibraan noqosho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh batraan ↴
batraamid [m.f.dh]
eeg batraan².
batraannimo [m.dh]
Kibir.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg