bawlo
(m.dh)ld bawlad.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bawlo ↴
bawlad [m.dh] (-do, m.l)
Lacag sarrif ah oo waa hore la isticmaali jiray oo qiimaheedu u dhigmo rubbiyad afar meel loo dhigay meesheed. ld bawlo.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg