baxaar
(m.l) (-rro, m.dh)

Nin saaxir ah oo ku nool hilada webiyada oo loo aqoonsanyahay in uu xukumo yaxaasyada.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxaar

cayaaryaxaas [m.dh]
Ciyaar dab la shido oo ay dheelaan baxaarradu marka ay doonayaan in yaxaasku soo baxo. ld ciyaaryaxaas.

golgoley [m.dh]
Ciyaar baxaarradu yaxaaska ku maaweeliyaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg