baxar
(m.l)1. Bad. 2. Dhibaato weyn. 3. Kuul yaryar cadcad oo haweenku qoorta ku xirtaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxar ↴
baahirsaaf [m.l]
ld baxarsaaf. baxarsaaf
baxarsaaf [m.l]
(bot.) Geed weyn, laamo dhaadheer iyo caleemo dhuudhuuban oo midab casuur ah leh oo meesha uu ku yaal aysan kaneecadu imaan. ld baahirsaaf.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg