baxri
(m.dh)1. Dad doonyada ka shaqeeya oo tabta iyo xeeladaha badda yaqaan. 2. Dabayl dhanka badda ka timaadda.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxri ↴
suqayar [m.l]
(suqayar, m.dh) Inan yar oo doonyaha ka adeega oo aan weli noqon baxri.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg