baxshuushsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)Wax baxshuush hayo ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baxshuushsan ↴
baxshuushsanaan [m.f.dh]
eeg baxshuushsan. ld baxshuushsanaansho.
baxshuushsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld baxshuushsanaan.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg