Baxso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)1. Wax meel ku jirey kala bixid. 2. Nafley wax halis u ah ka cararid. 3. Ka b.: nafley halis ka badbaadid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baxso ↴
tabaxso | wabaxso | baxsasho | farabbaxso | foolbaxso | kalabbaxso | lugabaxso | majabbaxso | manjabbaxso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg