Bayb
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)Qalab ka kooban dhuun dhuuban iyo madax kuusan oo dhexda ka dalaloola oo tubaakada lagu dhuuqo. ld beeb, biibbo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bayb ↴
baybayle | baybaysasho | baybaysi | baybayso | bayrabayre | beeb | biibbo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg