bayoolajiga moolikiyuullada
(m.l)

(baay.) Barashada dhismaha iyo shaqada moolikiyuullada waaweyn ee noolaha, gaar ahan borotiinnada iyo asiidh bu'eedyada RNA iyo NA.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bayoolajiga moolikiyuullada

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg