Bayr
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Nuxurka hadal, dood iwm ku saleysanyahay. 2. ld bayrid.
Bayr
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Iin maanka iyo muruqyada nafleyda ku dhaca oo keenta in laga dido ama laga boodo wax aan la hubsan; salaaf; biinan.
Bayr
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax toos u socda dhan u weecasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bayr ↴
maanganiis | yurasil | asiidh-laagtika | baybayle | bayrabayre | bayrac | bayraq |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg