beecmushtari
(m.l)

ld biicmushtari.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beecmushtari

saami [m.l] (-iyo, m.dh)
1. Wax la qaybsaday inta qof walba gooni u helo. 2. Hantida qof kaga qaybgalo shirkad beecmushtari. 3. Xiriir ka dhexeeya laba tiro-xisaabeed. ld sahmi¹

beecmushtarid [m.dh]
ld biicmushtarid.

biicmushtarid [m.dh]
eeg biicmushtar². ld baayacmushtar¹ (1), baayacmushtarid, beecmushtari.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg