Beekhaanso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beekhaanso

beekhaansasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg