beenguur
(m.l)Guuridda loo guuro god aan kii tooska ahaa ahayn si qofka kale loo khiyaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm).
beenguur
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)God aan kii tooska ahaa ahayn u guurid si qofka kale loo khayaameeyo (ciyaarta shaxda, jarta iwm).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beenguur ↴
beenguurid [m.f.dh]
eeg beenguur². ld beenguuris.
beenguuris [m.dh]
ld beenguurid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg