Beenhawaas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(beenhawaas/-yo, m.dh) Nin beenlow ah oo aad u sheeko macaan. ld beenawaas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beenhawaas ↴
beenawaas | beenhawaasad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg