Beeqbaaq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Hanka qof qabo marka uu cid hanti ka sugayo.

Beeqbaaq

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

Hanti cid ka sugid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beeqbaaq

beeqbaaqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg