beer-aqoon
(m.l) (-nno, m.dh)

Qof cilmiga beeraha aqoon u leh.

beer-aqoon
(m.dh)

Aqoonta cilmiga beeraha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beer-aqoon

beer-aqoonnimo [m.dh]
Beeraqoon ahaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg